Arday Badan oo heshay Deeq Waxbarasho oo Dlka Dibadiisa ah oo Maanta Muqdisho...
Dufacadii ugu horeysay ee ardada sanadkaan deeqo waxbarasho ka helay Dalka Sudan ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Adan Adde International halkaas oo ay ka ambabaxiyeen Agaasimaha Guud Mudane Muuse...
View ArticleMaxaa Ka Jira In Dabeecadaha Raga Lagu Garan Karo Noocyada Cunto Ee Uu Aadka...
Daraasado iyo Baaritaano tira badan oo laga sameeyay dunida ayaa lagu ogaaday in nin kasta cuntada uu jecel yahay, astaan iyo tilmaan u tahay dabeecadiisa iyo hab dhaqanka uu bulshada kula noolaan...
View ArticleDaawo Sawirada:Shariif Sheekhuna Maye oo Maanta Muqdisho ka dhoofay si uu uga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Dr Shariif Sheekhuna Maye ayaa u kicitimay maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si uu uga qaybgalo shir sanadeedka ay sannadkiiba mar...
View ArticleDaawo Sawirada:Wasiirkii Gaashadhiga Xukumadii KMG oo Maanta Booqday...
Ayadoo wasıırka Gaashadhıga ahna Raiısulwasaare kuxıgeenka Dowlada Soomaalıya oo safar kutagay Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose kasoo kusoo eegaaye xaalada halkaası ıyo Cııdamada dowlada...
View ArticleGuddoomiye Ku Xigeenkii Sadexaad Ee Ururka Waddani Oo Shil Baabuur Ku...
Alle ha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii Sadexaad ee Urur-siyaasadeedka Waddani C/laahi Siciid Dheer, ayaa galabta ku geeriyooday Shil Baabuur oo ka dhacay Tuuladda Abdaal oo u dhexaysa...
View ArticleMadaxweynaha Somaliland Oo Ururka Waddani Iyo Shacabka Reer Somaliland Ka...
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Urur-siyaasadeedka Waddani iyo Shacbiga reer Somaliland ka tacsiyadeeyey, geeridii naxdinta lahayd eek u timid Alle ha u...
View ArticleDawladda Hoose Oo Dib Ugu Celisay Lacago Ay Ganacsato Yar Yar Kaga Qaaday...
Qaar ka mid ah Ganacsatadii laga raray Suuqyada Magaalada Hargeysa oo ay Dawladda Hoose lacago kaga qaaday inay ugu dhisi doonto Barxadda hore ee dhismaha Xisbiga, ayaa sheegay inay Dawladda hoose u...
View ArticleTartanka Xambaarka Haweenka oo la qabtay(Ceeb iyo fadeexo ka dhacday)
Gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu qabtay tartanka xambaarka xaasaska, iyadoo ay raggu dusha ku qaadayeen xaasaskooda. Ragga xaasaskooda xambaaraya ayaa waxay la marayaan meelo dhib...
View ArticleGuddoomiyaha Waddani oo ka hadlay socdaalkii uu ku tagay Kenya iyo Ingiriiska
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka WADDANI Md. C/raxmaan Maxamed C/laahi ( Cirro), ayaa maanta gelinkii dambe ka soo degay madaarka magaaladda xeebta ku taalla ee...
View ArticleDaawo Sawirada: Banaanbax ay dhigeen Wariye-yaasha reer Muqdisho
Wariye-yaasha ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta isugu soo baxeyn banaan-bax, ay si weyn uga soo horjeedaan war qoraal ah oo dhawaan lagu soo daabacay mid ka mid ah Jariiradaha Caalamka....
View ArticleDab qasaaro gaystay oo ka kacay Suuq ku yaalla Balad-Xaawo, Gedo
Balad-Xaawo: (Sh.M.Network) — Dab xooggan oo gaystay qasaaro hantiyadeed ayaa waxa uu ka kacay Suuq ku yaalla Magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo. Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho waxaa...
View ArticleDalal ka mid ah Geeska Afrika oo ka hadlaya aargigixisada
Nairobi: (Sh.M.Network) — Waxa uu shir uga socdaa Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya Taliyeyaasha Ciidamada Booliska ee dalalka Geeska Afrika kuwaasi oo ka kala imaanaya 14-da, loogana hadlayo...
View ArticleWariyeyaal Banaanbax Cabasho ah ku sameeyay Muqdisho
Muqdisho: (Sh.M.Network) —Banaanbax ka dhan ah Wargeysa The Guardian ee ka sheegay been Saxaafadda Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya....
View ArticleArin xiiso iyo layaab leh “Daawo Sawirada”
Iyadoo ku faraxsan Clara Meadmore in ay wali tahay gabar aan hoodi la oran oo lugaheeda la kala qaadin (bikro) ayay u dabaaldegtey da’adii 109-aad bishan October, waxaana arintan ay shaaca ka qaaday...
View ArticleKoox burcad badeed Somali ah oo lagu qab qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo: (Sh.M.Network)—Howlgallo lagu soo qab qabtay Koox burcad badeed Soomaali ah waxa ay maanta Ciidamada Maamulka Puntland ka sameeyay Xaafadaha Woqooyi ee Magaalada Gaalkacyo. Kaddib howlgal...
View ArticleCabdi Faarax Shirdoon oo la wareegay Xafiiska R/wasaaraha
Muqdisho: (Sh.M.Network)— Munaasabaddaani oo aheyd mid ballaaran islamarkaana ay xilalka ku kala wareegayeen R/wasaaraha Dowladda Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo R/wasaarihii Xukuumada...
View ArticleHooyo Somaliyed oo la taahaysa Xanuun haya Gabdheeda + Sawirro
Hooyo Fartuun Cabdi Jaamac oo dhabta ku haysa Gabdheeda oo Xanuunsan Muqdisho: (Sh.M.Network)— Hooyo Fartuun Cabdi Jaamac oo ah Hooyo Soomaaliyeed o dhashay Gabar Madaxa ay biyo ugu jiraan...
View ArticleRW Saacid oo Xilkii la Wareegay
Xaflad maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Somalia ayaa Ra'iisal Wasaarihii hore ee Somalia, Dr. Cabdiwali M. Cali-gaas uu xilkii Ra'iisal Wasaarenimo ku wareejiyey Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)...
View ArticleRadio Hargeysa Oo Markii Ugu Horaysay Laga Dhigay Mid Laga Dhagayan Karo...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta Xadhiga ka jaray, War laliska idaacad cusub oo lagu kordhiyey Radio Hargeysa, taas oo awal hore laga dhagaysan jiray nawaaxiga...
View Article