Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland oo ku dhintay goobtii lagu tooganayey...
Ciidamada maamulka Puntland ayaa shalay duleedka magaalada Boosaaso ku toogtay 13-qof o ay ku jirtay haweenay, kuwaas oo ay Putland sheegtay inay ka tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab qaarkoodna lagu...
View ArticleXildhibaanada Kenya oo dowladda dalkooda ka codsaday inay furto xadka ay la...
Qaar ka mid Xildhibaanada laga soo doorto gobolka Soomaalida ee Waqooyi bari dalka Kenya ayaa ugu baaqay dowladda cusub ee dalka Kenya inay furto xuduudda u dhexaysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya si uu...
View ArticleAL Shabaab iyo Puntland oo Hanjabaadyo Kulul Hawada Isu Mariyay
Boosaaso (Sh.M.Network) Kadib Markii Shalay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Lagu Toogtay illaa 13 qof oo La Tuhunsanyahay in ay Ka tirsanaayeen Dagaalyahannada AL Shabaab ee Falalka Amni...
View ArticleSomaliland oo sheegtay in Cali Khaliif Galeryd iyo Axmed Ismaciil Samatar ay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee mucaaradka maamulka somaliland Eng. Faysal Cali Waraabe oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa sheegay inuu taageersanyahay inaan...
View ArticleAl-shabaab maxay ka tiri maxaabiistii ay Puntland Boosaaso ku toogteen
Xarakada Al-shabaab ayaa si kulul uga hadashay 13-kii dhalinyaro oo ay shalay xukunka dilka ah lagula fuliyey gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ka dib markii Maxkamadda Boosaaso...
View ArticleSaraakiil ka socota dowladda Soomaaliya oo Kismaayo gaaray iyo warar kala...
Waxaa shalay gaaray degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Coll Cabaas Cali Gurey oo kamid ah Saraakiisha dowladda federaalka ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ka howlgala, Col. Cabaas...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay waddooyinka Muqdisho ee maalintii labaad...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay ujeedka howlgalada Ballaaran ee ka soconaya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta xukuumada Soomaaliya...
View ArticleJeneraal Cabaas: Ammaanka Magaalada Kismaayo Faraha ayuu Ka baxay
Kismaayo (Sh.M.Network) Jeneraal Cabaas Max’ed Diiriye oo ah Taliyaha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Aagga Gedo iyo Jubbooyinka oo Isaga iyo Saraakiil La socota ay Shalay Gaareen Magaalada Kismaayo...
View ArticleOdayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Ka digay dagaal dhiig...
Muqdisho (Sh.M.Network) Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa Ka Digay in uu dhiig Ku daato Gobollada Jubbooyinka. Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Max’ed...
View ArticleBurcad Badeeda oo Siidaayay Markab Laga Leeyahay dalka Denmark
Kobenhegan (Sh.M.Network) Burcad Badeed Soomaali ah ayaa Lacag Madax Furasho ku sii daayay Marab Laga leeyahay dalka Denmark. War Ka soo Baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dalka Denmark ayaa waxaa...
View ArticleQaraxii Boston oo 3 Qof oo kale Loo Xiray
Dowladda Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtey sadex nin oo eedeysanayaal ah oo lala xariirniyo inay ku lug-leeyihiin qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston, waxaana la horkeenay maxkamad.
View ArticleKuuriyada Waqooyi oo xirtay qof Mareykan ah
Kuuriyada waqooyi ayaa ku xukuntay qof Mareykan ah 15 sano oo shaqo adag ah, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Pyongyang.
View ArticleWaddooyinka Magaalada Muqdisho oo Maalintii Seddexaad Xiran
Muqdisho (Sh.M.Network) Waxaa Maalintii Seddexaad Ciidamada Dowladda Soomaaliya U Xiran Waddooyinka Magaalada Muqdisho iyadoona ay Ka soo Yeereyso dadka Shacabka ah Cabashooyin Xoogan. Ciidamo Ka...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh: Sharciyada Caalamiga ah ayaan La tiigsaneynaa...
Muqdisho (Sh.M.Network) Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Lahadlay Warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Sharciga iyo Nidaamka Caalamiga ah ay La Tiigsan doonto...
View ArticleBarlamaanka oo Kulan uu Ku Hortagayo Madaxweynaha Maanta Ku Yeelanaya Muqdisho
Muqdisho (Sh.M.Network) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Lagu wadaa in ay isugu Yimaadaan Kulan uu ka qeyb Galayo Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud ayaa Lagu wadaa in Maanta uu...
View ArticleGuddoomiyihii Degmada Deyniile oo Xilka Laga Xayuubiyay
Muqdisho (Sh.M.Network) Kadib Wareegto Ka soo Baxday Xafiiska Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa xil Ka qaadis Loogu sameeyay Guddoomiyihii Degmada Deyniile...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya oo sheegay in lagama maarmaan uu yahay in...
Muqdisho (Sh.M.Network) Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iyo Hay’adaha samafalka iney...
View ArticleSaraakiisha Dowladda ee Gobolka Bakool oo ka hadlay Qorshahooda Gobolkaasi
Muqdisho (Sh.M.Network) Cabdi Raxmaan Aadan Cabdi Raxmaan oo ah Sarkaal Ka tirsan Ciidamada dowladda ee Ku sugan Gobollada Bay iyo Bakool oo Lahadlay Warbaahinta Shabelle ayaa waxa uu sheegay in aysan...
View ArticleRoads closed for the third day running
Mogadishu (sh.M.Network) the federal government troops have closed all major roads in the city of Mogadishu for the third day running. Members of the public are raising their concerns over transport as...
View Article