Golaha Ammaanka oo ku dhawaaqay Howl Gal Cusub oo bedeli doona Xafiiska UNPOS
New-York (Sh.M.Network) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shir Loo dhanyahay ugu Codeeyay Hir Gelinta Howl Gal Cusub oo Bedeli doona Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Hadda Soomaaliya Ka...
View ArticleMasar oo Ka qeyb Galeysa Shirka London ee loo qabanayo Soomaaliya
London (Sh.M.Network) Safiirka dowladda Masar u fadhiya Waddanka Ingiriiska Cali Al Xafni oo La hadlayay Warbaahinta dalka Masar ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in dowladda Ingiriiska ay qabaneyso Shir...
View ArticleGolaha amaanka oo ansixiyay hawlgal cusub oo Soomaaliya laga fulinayo
Golaha amaanka ee Q,M ayaa meel mariyay qorshe looga taageerayo dawlada Soomaaliya arrimaha amaanka, dib u dhiska iyo ka hor tagista tacadiyada bini’aadanimada ka baxsan ee dalka ka dhaca. Hawlgalkaan...
View ArticleMadaxweynaha Kenya Oo ka Qeyb galaya Shirka Landon
Adis-Ababa (Sh.M.Network) Madaxweynaha dalka Kenya ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya,kadib markii casuumaad uu ka helay Xafiiska guud ee laga hago Arrimaha...
View ArticleUrurka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo soo bandhigay warbixinta...
Muqdisho (Sh.M.Network) Ayadoo ay manta ay ku beegan tahay maalinta Xoriyadda Saxaafadda Adduunka ayaa Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa uu soo saaray warbixin uu kaga hadlaayo...
View ArticleBarlamaanka Soomaaliya oo bahda warbaahinta Soomaaliya ugu halbalyeeyay...
Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Pro.Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta warbaahinta Soomaaliya ka howlgasha ugu hanbalyeeyay maalinta saxaafada aduunka oo qaar kamid ah magaaloyinka Soomaaliya lagu...
View ArticleBurcad badeed Soomaali ah oo qafaashay markab xamuul oo Libya laga leeyahay
Burcad badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay xeebaha dalka Yemen ka qafaasheen markab nooca xamuulka ah oo laga leeyahay wadanka Libya. Sida ay sheegtay hay’adda qaabilsan arrimaha badaha caalama ee...
View ArticleMaraykanka oo Al-Shabab ku eedeeyay dad badan oo ku dhintay abaartii...
Dawlada Maraykanka waxaa ay sheegtay inay aad uga xumaatay warbixinta ay shalay soo saartay Q,M ee ku saabsaneyd in abaarihii Soomaaliya ku dhuftay intii u dhaxaysay sanadihii 2010 illaa iyo 2012 ee...
View ArticleXukuumada Soomaaliya oo diyaar gorow ugu jirta sidii ay u la wareegi laheyd...
Ciil mooge oo ah wasiirka warfaafinta,boostada,isgaarisiinta iyo gaadidka Soomaaliya oowarbaahinta lahadlay ayaa sheegay in xukuumada ay wado dadaalkii ugu danbeeyay ay dib ugu soo celinayso awooda...
View ArticleReer Jowhar oo musuq maasuq ka cabanaya.
Qaar kamid ah dadka ku nool magaalada Jowhar ee Xarunta G\shabeelaha dhexe oo maanta dibad baxyo halkaasi ka dhigay ayaa sheegay in ay ka canabayaan in la musuqmaasuqay gar gaar bini aadanimo iyaga...
View ArticleGuddoomiyaha gobolka Hiiran oo digniin culus u diray dagaalyahanada...
Guddodomiyaha gobolka Hiiraan ayaa digniin culus u diray dagaalyahanada maleeshiyada kooxda xagjirka ah ee Al-shabaab, wuxuuna sheegay in dagaalyahanada Shabaab qaarkooda ay si dhuumaaleysi ah...
View ArticleWaddooyinka Muqdisho oo maanta dib loo furay ka dib markii…
Waxaa dib u furmay wadoyinkii magaalada Muqdisho ee xirnaa maalmihii tegay daqiiqada uun kadib markii madaxweyne Xassan Sheekh uu dalka ku soo laabtay maalin kadib markii Addis Ababab uu uga qeyb galay...
View ArticleA joint operation in the city of Beledweyne
Bladweyne (sh.M.Network) news from the city of Beledweyne, the head quarters of Hiran region confirm that federal government troops conducted a massive operation in the city. During the operation,...
View ArticleA delegation led by President Hassan jets back in the country.
Mugadishu (sh.M.Network) the president of the federal republic of Somalia Hassan Sheikh and a government delegation which attended the IGAD summit have jetted back in the country. The president and...
View ArticleAxmed Cali Salaad Oo Gaalkacyo Shir Jaraa’id Ugu Qabtay Saxaafadda
Duqa Degmada Gaalkacyo Axmed Cali Salaad ayaa maanta shiraa,id uu ku qabtay magalada Gaalkacyo kaga Hadlay Biyaha Dhex Fadhiya Magalada iyo Sidoo kale Biyo Booliyada Magalada Gaalkacyo laga samaynayo...
View ArticleUganda oo dalbatay dad aqoon yahano ah in lagu soo biiriyo ciidamada Soomaaliya.
M/weynaha wadanka Uganda Yoweri Museveni oo ka hadlayay shirkii Addis-Ababa ka dhacay ayaa sheegay in Soomaaliya ay joogto waqtigii ay heli laheyd ciidamo tayaysan oo qibrad uleh sugida amaanka dalka...
View ArticleKenya oo sheegtay in arimaha qaxootiga Soomaalida wadankeeda ku nool ay kala...
M/weynaha wadanka Kenya oo ka laabtay shirkii Addis-Ababa lagu soo gabo gabeeyay ee ay yeesheen madaxda ku jira urur goboleedka IGAD ayaa sheegayin qaxootiga Soomaaliyeed ee oo laga raro wadanka...
View ArticleSoomaalida ku nool wadanka New Zealand oo cabanaya.
Soomaalida ku nool wadanka New Zealand qaarkood ayaa cabasho waxaa ay ka muujiyeen kadib markii loo diiday inay lacago usoo diraan dalka Soomaaliya bangiyaduna ay ka xirteen Akoonadii ay ku lahaayeen....
View ArticleKulan Wada Tashi ah oo Somalia looga hadlayay oo London Ka Dhacay
Kulan wadatashi ah oo ku saabsan Somalia ayna isugu yimaadeen aqoonyahanno, siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan ururada bulshada ayaa lagu qabtay Aqalka Catham House ee Magaalada London
View ArticleWasaaradda Dib U Dejinta Oo Sheegtay In Raashinkii Mucaawimada Ahaa Gaadhay...
Wasaaradda Dibudejinta Somaliland, ayaa sheegtay inuu raashinkii Mucaawimada ahaa ee ay Dawladda Turkigu ugu deeqday Somaliland uu sidii loogu talo galay u gaadhay inta badan Gobolada dalka, halka ay...
View Article