Faah-Faahin Ka Soo Baxaysa Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Gado
Garbaharey (RBC) In ka badan 20-qof ayaa ku dhintay weerar dhinaca Cirka oo diyaaradaha Kenya jimcihii shaley ay ka geesteen deeganka Irida oo 25-km uga beegan magaalada Garbaharey ee xarunta gobalka...
View ArticleTHE CHALLENGES FACING SOMALILAND SMALL AND MEDIUM SIZED ENTERPRISES (SME)
SME Sector in Somaliland is the biggest income and employment generator for many people and the largest business sector. Small and medium sized entterprises that trade in clothes, food, agricultural...
View ArticleAbaalkii buu gudayaa! qalinkii;Baxnaan xaaji aden
Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo dhaqankoodu mid maaha Dhaliil la iskama qaato DHafoor taabasho weeye Dhibtana la iskuma eego daily way kaftamaan Hadana la isma dhegaysto Dhoohanaad...
View Articlekiraynta haamaha berbera ma kirayntii total oo kalaa, maxaase sharciyada loo...
Sidda la ogsoonyahay waxa mudooyonkan danbe soo ifbaxayay in dalka loo doonayay cid maalgashata oo gacan ka gaysata sidii Somaliland horumarkeeda kor loogu qaadi lahaa,laakiin xukuumada Somaliland ma...
View ArticleHa loodaayo hargaysi ha barkato qashinkeedee By: Moh Ali.
Waxa wanaagsan Bani Aadamku inuu samaha iyo xumaha kala saaro, ta udoorroonna qaato kolay waa samahee, waxan uga socdaa hawl gallada nadaafadeed biliceed ee laga wado magala madaxda Somaliland ee...
View ArticleMuxuu Kala saaray shiirkii London By: caynab cabe
Markii lagu guulaytay in warmurtiyeed laga soo saaro shirkii London, waxaa is badalay amuuro badan waxaana cadaatay in laba wadoo waadiiya laka maraay, bal aynu halkan ku waxa yalaha is badalay....
View ArticleQAAFLAY,TIX- LAYIDHAA (( QOL-QOL-JOOG )) BY CABDILLAAHI XASAN MATAAN
Tixdan waxaan Curiyey 02/03/2012 isla markaana waxay daba socotaa Sil-silada Qaaflayda ee Shabakadaha ku soo baxday.hadal badane tixdu iyada ayaa isa sharaxaysa isla markaana waxay ku fadhidaa Dhaqanka...
View ArticleHow to build or loose the trust of the people By: Ibrahim Mead
Authors note: I compiled this note in response to the cynicism and the doubts and fears surrounded the recent Londonconference for Somalia, as well as the trust deficit prevailing in the country in...
View ArticleQAAF-LAYDU WAA HODAN! By: Abdi Shotaly
Halkan waxan maanta aan rabaa in aanku qoro tix aan galabta tiriyey oo taariikhdu tahay 03/03/2012, taas oo abwaan da’yar oo aad in badan ku arag-taan shebekedan, ahna nin qora maqaaladda iyo...
View ArticleXanuunkii Farxadda W/Q/-Ceelaabe
Arimo badan oo nolosha qiimo badan u leh,waxa ka horeeya dhibaato,ama xanuun,ama sidoo kale samir iyo adkeysi.Wax Ayaar la iska helayaa ma jiraan.farxaddo badan oo aad maanta heysato waxa ka horeeyey...
View ArticleSAWIRKA MAANTA. Hadaba Caano Ka Lisa Dheh ..
Sawirka maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews ay idiin soo gudbinaysaa,Markay in badan wax magaratadu ay ku hadaaqday Somalia waa hal Ayaa shirkii 23feb ee london ay somaliland kasoo dhigtay...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo Mahiga u Jawaabay
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Augustine Mahiga ay maradu ka dhacay haddii ay rumoobaan hadalo Mahiga laga sheegay Madaxweynaha ayaa hadalkan sheegay isaga oo jooga goobihii shalay...
View ArticleWar deg deg ah: Wariye Cali Axmed Cabdi Oo Caawa koox hubaysani ku dishay...
Gaalkacyo (RBC Radio) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa goor dhaweyd oo caawa ah waxaa lagu diley Wariye Cali Axmed Cabdi oo ka mid ahaa wariyeyaasha magaalada Gaalkacyo. Allaha u...
View ArticleWar Deg Deg ah:- Wariye Cali Axmed Cabdi oo Gaalkacyo lagu diley
Innaa lilaahi wa inaa ilayhu raajucuun Wariye Cali Axmed Cabdi oo horay uga tirsanaan jiray Puntlandi.com ayaa caawa fiidkii lagu dilay Gaalkacyo, Wariye Cali wuxuu ka mid ahaa Wariyaayaasha ugu...
View ArticleArdayda Somaliyeed ee dalka Bangladesh oo Shaaado gudoon-siiyay Safiirka...
Waxaa maanta safaaradada dalka Turkiya ee wadanka Bangladhesh kullan aad iyo aad muhiim ahaa ku yeeshay gudi matalayay ardayda Somaliyed ee wadanka Bangaladhesh iyo safiirka dowlada Turkiya ee...
View ArticleDEG DEG:-Wariye Goor Dhoweyd Lagu Dilay Gaalkacyo
War goor dhow naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen wariye ka mid ah wariyeyaasha ka howlgalla magaaladaasi. Allaha u...
View ArticleTacsi loo Dirayo Dhamaan Reer Haaji Khaliif Ahmed Nuur
Innaalilaahi Wa Inaa Ilehi Raajacuun, waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadirayo dhamaan Ehelada Qaraabada iyo Asxaabta uu ka geeriyooday alle ha,u naxariistee Haaji KHaliif Ahmed Nuur (KHaliif...
View ArticleWasiirka Dib u dejinta oo ka hadlay 350 guri oo ay u dhisayaan qoysas danyar ah.
Hargeysa(OWN)_Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Cabdirisaaq Cali Cismaan, ayaa maanta ka warbixiyey hawlaha wasaaradiisa ee qorshaha dadka barokacayaasha ah. Wasiirka oo maanta xafiiskiisa ku qabtay...
View ArticleXarunta Gargaar ee Xawaaladda Dahabshiil oo Dib-u-habeyn Casri ah lagu...
“dhismahan dib u qurxinta xaruntaasi waxaa iska kashaday Al-beyt Constrcution company iyo Horyaal Allumunium” Xarunta dhexe ee xawaaladda shirkadda Dahabshiil ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu...
View ArticleShirkii Rajada Soomaaliya oo ka dhacay Holland iyo Farmaajo oo kusoo...
Holland(OWN)- Hotelka Bel Air ee magaalada The Hugue ee dalka Holland ayaa waxaa lagu qabtay shirkii loo bixiyey rajada iyo nabada Soomaaliya kaasi oo lagu marti qaaday Ra’iisul wasaarihii hore ee...
View Article