Muxaadaro SH aaden SUNNE.wmv
Muxaadaro SH aaden SUNNE.wmv From: fariidaNL Views: 0 0 ratings Time: 17:25 More in Entertainment muxaadaro:
View ArticleDjibouti: Xasilinta Goboladii Al-Shabab laga Saaray
Hay'adda Kaalmada Dibedda ee Maraykanka ee USAID ayaa kaalmo ka geysanaysa sidii loo horumarin lahaa deegaanadii Al-Shabab laga saaray. Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.
View ArticleSoomaaliya Uma hogaansameyso Siyaasada Ethiopia ee Ku Dhisan Xooga...
Soomaliya waa dal aan lahyn dowlad Rasmiya taasna waxey keentay in wadamada deriska ay xoog ciidan ku soo farageliyaan arrimaha gudaha Soomaaliya. Ujeedada faragelintoodu waa mid ku dhisan iney...
View ArticleMadaxweynaha Dowlad KMG ah ee Soomaaliya oo waxba kama jiraan ka dhigayqodobo...
Qodobo ka mid ah Axdi Qarameedkii 2004-tii lagu heshiiyay Shirkii Embegaati ee dalka Kenya ka dhacay, ee uu Madaxweynaha ka noqday Allaha u naxariistee C/Laahi Yuusuf Axmed, ayaa waxaa laalay...
View ArticleMadasha Dastuurka: Aragti-uruurintii Idaacadda VOA
Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Wasiirka Dastuurka DKMG ee Somalia Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka jawaabaya su'aalo badan oo ka imanay dhageystayaasha Idaacadda VOA. Barnaamijka oo dhan hoosta ka...
View ArticleMadaxwayne Shariif Oo xariga ka jaray Xarun kadibna Sacuudiga u duulay.
Muqdisho-(sonna) Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad ayaa u anbabaxay Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Madaxwayne Shariif Waxaa safarkiisa ku weheliyay xubno...
View ArticleMuxaadaro Cusub Fadliga Quraanka [ Islington Islamic Center Al-Risaala Masjid...
Muxaadaro Cusub Fadliga Quraanka [ Islington Islamic Center Al-Risaala Masjid ] 15 06 2012 From: AbdullahEspanol2 Views: 2 0 ratings Time: 50:03 More in Entertainment muxaadaro:
View ArticleShariif Oo Amar Kubixiyay Dib U Celinta Hanti ey lahaayeen Saraakiil Hore.
Muqdisho-(SONNA) Madaxweynaha Dowladd KMG ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta amar ku bixiyay in hantidii maguurtada aheyd dib loogu Celiyo dhaxaltooyada marxuumiinta kala...
View ArticleAhlusunna Oo Shaacisay Bixida Hay’ada MSF kadib hanjabaado uga yimid Alshabaab.
Galgaduud-(SONNA) Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa shaaciyay in guud ahaan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ay Hay’ada MSF joojisay howlihii ay ka waday Gobolkaasi. Madaxa Arimaha Bulshada ee...
View ArticleFaaqidaadda: 40-guuradii Qorista Af-Soomaaliga
Barnaamijka maanta waxa falanqeynaya Maxamed Daahir Afrax, Aadam Xasan Aadam iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed oo xubno ka ah naadiga Pen. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View ArticleEgypty:Morsi Waa Guuleystay
Ururka IKhwaanulMuslimiinta Dalka Masar ayaa sheegay in musharaxooda Moxamed Mursi uu ku guuleystay wareegii ugu dambeeyay ee dorashadii madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo dhinaca kale milatariga...
View Articlekulan looga hadlayay doorka haweenka ay ka qaadan karan siyaasadda oo lagu...
Siminaar looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadashada siyaasadda dalka oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasadda Q/Midoobay ee Soomaaliya, UNPOS ayaa maanta lagu qabtay...
View ArticleBandow xalay ka dhaqan galay Afgooye
Bandow ayaa xalay ka dhaqan galay degmada Afgooye iyo deegaanada kale ee ay dowlada ka maamusho gobolka Shabeelaha Hoose, kadib markii Saraakiisha Amniga ku soo rogeen, si ammaanka lagu xaqiijiyo....
View ArticleSaraakiil ka socota AMISOM oo gaaray B/weyne
Saraakiil ka tirsan AMISOM oo shalay gaaray degmada B/weyn ayaa shirar ammaanka looga hadlayay la qaadatay saraakiisha maamulka Gobolka Hiiraan, iyadoo saraakiisha AMISOM balan qaadeen in ciidamo...
View ArticleMadaxa ururka Alshabaab oo fariin cod ah soo diray
Amirika Xarakada Al Shabaab Sheekh Mukhtaar C/Raxmaan “Abuu Zubeyr”, balse ay Soomaalidu u taqaano Axmed Cabdi Aw Maxamed “Axmed Godane”, ayaa wuxuu ka jawaabay hadalka ka soo yeeray Dowladda...
View ArticleMunaasabad lagu taageerayo musharaxa Dr. C/raxman Baadiyow oo ka dhacay...
Xaflad si heer sare loosoo agaasimay oo lagu soo dhaweynayo musharaxa Dr. C/raxman Maxamed Cabdulahi Baadiyow ayaa waxa ay maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Aqoonyahano,...
View ArticleGeneral Ciidan oo lagu Dilay Yemen
Taliyihii ciidamada Yemen u qaabilsan la dagaalnaka ururka Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Koonfurta ee Cadan maanta. Jeneral Saalim Cali Qatan ayaa qof isa soo...
View ArticleGodane oo Eedeeyey Maraykanka iyo AMISOM
Hoggaamiyaha Ururka Al-Shabab Axmed Cabdi Godane ayaa ku eedeeyey waddamada reer galbeedka, gaar ahaan dawladda Maraykanka oo uu sheegay inay ka mas’uul yihiin dhibaatada Soomaaliya. Hadalkan ayaa...
View ArticleSomaliland Maxay ka Filaysaa Wadahadalka 20ka June?
Toddobaadkan waxaa magaalada London ka furmaya wadahadalladii ugu horreeyey ee rasmi ah ee dhexmara dawladda Somalia iyo Somaliland oo sheegtay sannadkii 1991-kii inay Somalia ka go’een. Haddaba...
View Article