Lamaane laga soo furtey burcad badeed
Lamaane u dhashey dalka Koonfur Afrika oo kudhawaad labo sano ay burcad badeed ku haysteen Somalia aya la sii daayay
View ArticleHeshiis Dhexmaray Somalia & Somaliland
Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta gaadhay heshiish kaddib markii la soo afjaray wadahadal duleedka London uga socday ergooyin ka kala socday dowladda iyo Somaliland. War-Murtiyeed...
View ArticleKororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud
1-Su’aal Sheeg kumuu ahaa Khaliifkii xukumaayey Islaamka xilligii la-furtay Beytul Maqdis? 1-Jawab: Waa Cumar Bin Khadaab Rc. 2-Su’aal Sheeg Caasimadii dowladdii Cusmaaniyiintii ? 2-Jawab: Waa...
View ArticleCzech oo laga cirib tiray ciyaaraha Qaramada Qaarada Yurub “Daawo Sawirada”
Kulankii ugu horeeyay ee Quarterfinals ciyaaraha qaramada qaarada Yurub oo la ciyaaray ayaa xalay la ciyaaray kaasi oo ahaa mid aad u xiiso badan isla markaana lawada sugayay. Xulka qaranka Czech...
View ArticleDad la sheegay iney gaajo ugu dhintay Magaalada Muqdisho ?
Guddoomiyaha Maamulka degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho Cabdi Xasan Dhabaneey ayaa ka warbixyay Xaaladda Nololeed ee barakacayaasha ku sugan Degmadaasi. Dhabaneey ayaa sheegey in Degmadaasi ay ku...
View ArticleWarmurtiyeed goor dhow laga soo saari doono Shirkii Road-Mapka ka
Nayrobi-(GMN) Waa Daqiiqado kadib la saxiixayaa Qodobadii ay ku heshiiyeen Saxiixayaasha Road-Mapka oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay kulan uga socda Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya. Waxaa socota...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo markale ku celiyay in uu yahay musharax madaxweyne
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in uu doonayo in markale uu qabto xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo uu yahay Musharax u tartamaya Doorashada...
View ArticleShirkii Roadmap-ka ee Nairobi Oo Lasoo Gabagabeeyay
Shirkii saxiixeyaasha Roadmap-ka ayaa lagu soo gebagabeeyay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya iyadoo Saxixeyaashuna ay isku afgarteen qodobbo muhiim ah oo ku saabsan ka gudubka marxaladda...
View ArticleDhacdo layaab leh oo dhex maray Islaan waayeel ah oo Muslimad ahayd iyo nin...
Islaan waayeel ah Alla ka cabsi badan ayaa waxay daris la ahayd nin mulxid ah, ama diidan jiritaanka Ilaahay (sw). Mar walbo waxay dadku ku dhahdaa: “Mahad Ilaahay baa leh”. Hase ahaatee ninkii...
View ArticleSOMALIA: Al Shabaab military commander in ambush
MOGADISHU — Heavily armed al Shabaab insurgents killed a military commander in the outskirts of Mogadishu on Thursday as clashes continue in rebel-held areas in the south of the country. A firefight...
View ArticleDagaal ka Dhacay Ceelasha Biyaha
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya cidiamada dowladda iyo kuwa ururka Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Dagaalkan ayaa qarxay kaddib markii maleeshiyada ururka...
View ArticleNuqulkii u Danbeeyey ee Dastuurka oo la Saxiixay
Madaxda Soomaalida ayaa Nairobi ku saxiixay nuqulkii ugu danbeeyey ee qabyo-qoraalka dastuurka Soomaaliya. War murtiyeed goor dhowayd ka soo baxay magaalada Nayroobi ayaa lagu sheegay in nuqulkan la...
View ArticleDib u Dhis weyn oo ka Socda Muqdisho
Magaalada Muqdisho oo beri lagu naaneeysi jiray Xamar Cadey ayaa iminka u muuqata mid ka soo kabaneysa bur burkii ay dhaxalsiiyeen colaad sokeeye iyo dagaalo dhinaca awoodda ah oo magaalada ka...
View ArticleDanjire Mahiga Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Saxiixayaasha Roud-Map-ka
image: Nairobi (RBC) Wakiilka gaarka ah ee xogyaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Augustine Mahiga ayaa tallaabo horrumar leh ku tilmaay heshiiskii lixda saxiixayaasha hbaraaca...
View ArticleCiidamada Amisom oo sheegay inay la wareegeen deegaanada Ceel Macaan iyo...
Taliska ciidamada Amisom ayaa shaaca ka qaaday in howl galo qorsheysan ay shalay ku qabsadeen deegaanada Ceel Macaan iyo Cisaleey oo ka tirsan Gobolka shabelaha dhexe, halkaasoo ay ku yaalaan garoon...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo sheegay in la adkeyn doono xiriirka Itoobiya
Madaxweynaha soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday inay adkeyn doonaan xiriirka kala dhaxeeya Itoobiya, isagoo ammaanay howl galada ciidamada Itoobiya ka wadana gudaha Soomaaliya....
View ArticleAbuu Mansuur “Mareykan anigaa idin sheegaya halka aan joogo, ma dhuumanayo...
Mukhtaar Roobow oo lagu naaneyso Abuu Mansuur ayaa sheegay in aanu isaga Mareykanka iska qarineyn, kadib markii shalay masaajid ku yaal Buurhakaba uu ka jeediyay hadal layaab ahaa oo uu ku cadeeyay in...
View ArticleMuxaadaro, Geerida Nabiga, SCW, Qaybta 1-aad
Muxaadaro, Geerida Nabiga, SCW, Qaybta 1-aad From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 09:10 More in Education muxaadaro:
View ArticleKoox An La A Qoonsan Oo Ganacsade Soomaali ah KuToogtay Gobalka NFD
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu Dilay xeryaha dhadhaab ee gobalka NFD sida uu sheegay guddoomiyaha Ururka qoxootiga Soomaalida ee halkaasi Cabdi Fataax Ismaacil. ” Waxa aan maqalnay rasaas saacada...
View Article