Ciidamadda Shisheeye oo gacanta ku dhigay rag ka tirsan kooxaha burcad...
Ciidamadda Shisheeye ee Nato ee Xeebaha Somaliya ku sugan ayaa waxay shaaca ka qaadeen iney qabteen kooxo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin burcadbadeeda Soomalida,kuwaaso doonayay in afduub ay...
View ArticleDagaal kale oo khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Hobyo
Dagaalo khasaaro geystay ayaa wuxuu maanta ka dhacay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, mana jirto cid ka hadashay. Inta la ogyahay sadex qof oo ragii dagaalamay ahaa ayaa ku geeriyooday halka dhaawacana...
View ArticleRaga Bidaarta leh oo lasoo Ogaaday in ay ka saameyn badan yahiin kuwa Timaha...
Daraasad dhawaan laga soo saaray Dalka Mareykanka ayaa lagu ogaaday in Ragga Bidaarta leh ay ka saameeyn badan yihiin kuwa timaha qaba Ee aan Bidaarta lahayn. Daraasaddan ayaa lagu Daabacay Majaladda...
View ArticleDaawo Sawirada:Nin Wajigiisa Hilbo Qariyeen oo kabaqaya in loo Dhalo Cunug...
Maxamed Ladiif Waa Nin 32-Sano jir ah oo ku nool Gobalka Kashmiir ee Dalka India, Ninkan ayaa dhashay asigoo wajigiisa ay ku yaalan wax yar oo hilbo ah oo aan u ekayn sida uu maanta u muuqdo. Hilbaha...
View ArticleMacalin Iskool oo Gabar aad u yar Masaafeestay oo gacanta lagu soo dhigay...
Maxkamad ku taala dalka Faransiiska ayaa ogalaatay in macalinka udhashay Dalka Ingiriiska oo lagu Magacaabo Jeremi Forest dib loogu celiyo dalkiisa kadib markii ay gacanta ku dhigeen Ciidamada...
View ArticleUEFA oo ganaax dul dhigtay Tababare fudeed badan oo Far ku caaytamay (Daawo...
Xiriirka Kubada cagta ee UEFA ayaa Ganaax adag dul dhigay Tababaraha kooxda heeysata horyaalka dalka Faransiiska ee Montpellier Macalin Rene Girard .Macalinkaan ayaa la ganaaxay hal kulan oo ka tirsan...
View ArticleSomaliland oo qaadeysa tallaabo la mid ah tii Puntland. (Maxay sameyn?)
Somaliland ayaa qaadeysa tallaabo la mid ah tii Puntland, ayada oo shidaal ka baareysa deegaano hoos taga maamulkaasi. Genel Energy iyo shirkado kale oo caalami ah ayaa isku diyaaranaya sidii ay uga...
View ArticleMeydad Ciidamo Kenyaan ah oo laga Helay Magaalada Kismaayo
Afhayeenka Ciidamada Kenya ee AMISOM Emmanuel Chirchir oo Warbaahita Ciidamada Kenya taageerta u hadlayay ayaa waxaa uu sheegay in ay maalmahaani ka wadeen Goboladda Jubooyinka Baaritaano ay ku baadi...
View ArticleWararkii Ugu Danbeeye Magaalada Kismaayo Iyo Qaad maanta Lageeye kısmaayo
Kadıb lawareegı taankıı Cııdamada Wadajırka ahaa ee Magaakada Kısmaayo ayaa maanta waxa Lageeye gawaarı laga soo buuxıye kuwaası oo wadaan qaad aad u Farabadan. Qaadkan ayaa keeneyn ganacsato kasoo...
View ArticleWariyaasha Magaalada Muqdisho oo maanta Lageeye Gobolka Shabeellaha Hoose...
Kadıb lawareegı taankıı qeybo katırsan Gobolka SHabeellaha hoose ayaa maanta warıyaasha muqdısho ıyo saraakııl katırsan Cııdamada dolwada Soomaalıya ıyo kuwa Amısom gaareyn iyagoona lasoo indha...
View ArticleAroosad Ka Maseerisay Kumanaan Haween ah oo kunool Daafaha Dunida (Daawo...
Aroosad u dhalatay Wadanka Talyaaniga ayaa Dalbatay in Kaligeed loo xero Taraxad 2-kilo Mitir ah oo si gaar ah ay ugu Muujinayso in Nolosha Guurkeeda ay Muddo dheer sugaysay. Gabadhan ayaa waxa ay...
View ArticleGuddoomiye Ku Xigeenkii Sadexaad Ee Gaboose Oo Xilli Xaasaasiya Iska Casilay,...
Guddoomiye ku xigeenkii Saddexaad ee Urur-siyaasadeedka Ummadda Prof. Axmed Maxamed Nuur ayaa sheegay inuu si rasmi ah isaga casilay Xilkii Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee Urur Siyaasadeedka...
View ArticleDaawo Sawirada:Wasiiro Ximin Iyo Xeeb katirsan oo gaaray Magaalada Hobyo
Waxaa Maanta gaaray Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug masuuliyiin ka tirsan Maamulka Ximin iyo Xeeb , halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ka dhaceen shaqaaqo xun. Wafdugaan waxaa horkacayay Wasiirka...
View ArticleRa,Isulwasaaraha Iyo Golahiisa Wasiirada oo mar qura Barlamaanka Lahor geyn...
Ayadoo dhawaan Madaxweynaha Soomaalıya oo soo magacaabay Ra.ıslwasaare Cusub aksoo looga war sugaayo ın oo soo dhıso golaha wasııro tayo leh waxaan alsheegay ın wasıırada ıyo Xukumada cusub mar qura...
View ArticleDeg deg:Shabaab oo Goor dhow Isaga Baxay Degaan Muhıımad Ulahaa Joogitaankooda..
War Goor dhow nasoo gaaraya ayaa sheegaya ın Cııdamada Dwolada Soomaalıya ıyo kuwa Mıdowga Afrıca gacanta kudhıgeyn Degaanka Yaaq Barı weyne oo katısan Gobolka Shabeellaha hoose gacanta kudhıegeyn...
View ArticleWasiirada Ugu Muhiimsan Xukuumada Cusub ee Somalia oo inta badan Diyaarsan...
Warar Hoose ay heshay Shabakada Badweyn.com ayaa sheegaya in Golaha Wsaiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya yeelaneyso intooda badan yihiin kuwa diyaarsan lana sugayo tiro Wasiiro ah oo wali harsan....
View Article“Siciid Afweynow Waanu Ognahay Inaa Siro U Gudbiso Puntland, Xilka...
Xildhibaan Xariir Siciid Bullaale oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, kana tirsan Guddi hoosaadka Khayraadka Dabiiciga ah ee Golahaasi, ayaa ku eedeeyey Xildhibaan Siciid Cilmi...
View Articlewar Deg Deg ah Madaxweyne Siilaanyo oo Xagla-toosiye u magacaabay Wasiir iyo...
13/10/2012 War-saxaafadeed hadda ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada Somaliland oo soo gaadhay Xafiiska wararka ee shabakadda Caalamiga ee Buraannews.com, ayaa waxa lgu sheegay in uu...
View ArticleDagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay duleedka Baydhabo
Guuf-gaduud: (Sh.M.Network) —Dagaalkaani oo ahaa mid xooggan ayaa waxa uu gallinkii dambe ee maanta ka dhacay deegaan lagu magacaabo Guuf-gadood oo duleedka ka ah Magaalada Baydhabo ee Xarunta goblka...
View ArticleMaxamed Cumar Hagafey oo sharuud ku xeeray xaalada Hobyo +Galmudug
Maxamed Cumar Hagafey afhayeenka maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sharuud adag ku xeray xar ka gaarida Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug halkaasi oo dhawaan ay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay maleeshiyaad ku...
View Article