Foolal cusub iyo Faro caddaana:By Bashir M. Hersi
Kala guur yaan ku jirnaa, kolkii horana ku meel gaar yaan ku jirnay. Waa kala guran, isu guran, wada guran, aan marna is gaarin la kalana guurin. Marar badan ma istiraa, sida wax u socdaan wax ba isma...
View ArticleAMISOM oo dhinaca Zaadka ka cabanaya
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay inay jiraan caqabado wali hortaagan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Nabadda iyo Ammaanka Ururka Midowga Afrika Ramtane Lamamra ayaa...
View ArticleCiidamada Nabadsugida dowlada KMG ah oo la sheegay iney qabteen taliyihii...
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxaa la-sheegay inay gacanta ku dhigeen Taliyihii Xarakada Al Shabaab ee Saldhigga Deegaanka Ceelasha Biyaha, oo laga soo qabtay inta u dhaxeyso Afgooye...
View ArticleXildhibaan ka tirsan barlamanka somalia oo turkinga ku geeriyooday
Wararka naga soo gaaraya magaalada Istanbul ee xarunta lanaad ee dalka Turkiga ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi uu ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo lagu...
View ArticleDowlada Kenya oo sheegtay iney ciidamadoodu si rasmi ah ugu biireen kuwa AMISOM
Dowlada Kenya ayaa shalay saxiixday heshiis u ogolaaday in si rasmi ah ay ciidankeedu ugu biiraan howlgalka nabadilaalinta ah ee Midowga Africa ka wadaan Soomaaliya. Kulan ay shalay ku yeesheen...
View ArticleDagaal duleedka Ceelbuur ku dhexmaray ciidamo Itoobiyaan ah iyo Alshabaab
Waxaa saakay xasiloon xaalada deegaano u dhaw dhaw magaalada Ceelbuur oo ay shalay ka dhaceen dagaalo lagu hoobtay oo u dhaxeeyey Al Shabaab iyo Ahlu Sunna iyo itoobiyaan isku dhinac ah. Dagaal faraha...
View ArticleCiidamada dowladda oo sheegay iney qabteen gaari siday walxaha qarxa
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay maanta ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaasoo ay saarnaayeen 7 qof oo mid ka mid ah ay tahay qof...
View ArticleToos u daawo Xuska 60-aad ee xukunka boqoradda Britain
Waa video toos ah oo aad ka daawan karto Xuska 60-aad ee xukunka boqoradda Britain.
View ArticleMadasha Dastuurka: Xuduudaha iyo Baarlamaanka
Barnaamijka Madasha Dastuurka ee maanta waxan ku lafo guraynaa xuduudaha Somalia iyo Aqallada uu baarlamaanku ka koobnaan doono, anaga oo doodda ku salaynaya sida ay ugu qoran yihiin dastuurka KMG ee...
View ArticleIsmaamulka Soomaalida iyo Jabhadda ONLF oo Is-eedeeyey
Iska hor imaad ka dhacay deegaano ka mid ah Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa Ismaamulka iyo ONLF ay guulo ka sheegteen, dagaalkii dhacayna guulo ka kala sheegteen. Wareysiyo arrintaas la xiriira...
View ArticleDiyaarad ku burburtay Lagos, Nigeria
Diyaarad rakaab ayaa ku burburtay magaalada ugu wayn dalka Nigeria ee Lagos, waxaana ku dhintay dhamaan.
View ArticleShirkii Bangiga Horumarinta Afrika ee Tanzania
Magaalada Arusha ee dalka Tanzania waxaa lagu soo afjaray shirkii sannadlaha ahaa ee Bangiga Horumarinta Qaaradda Afrika. Shirkan ayaa looga hadlay barnaamijyada horumarineed ee bangigu ka wado dalalka...
View ArticleCiidanka Kenya Kismaayo ayay u socdaan
Wasiirka difaaca ee dalka Kenya ayaa sheegay in ciidanka qabtay Afmadow ay ku sii jeedaan magaalada muhiimka ah ee Kismayo.
View ArticleSweden: Afar Qof oo Dambi lagu Helay
Afar qof oo saddex kamid ahi haystaan jinsiyadda dalka Sweden halka ka afraadna uu haysto jinsiyadda dalka Tunisia ayaa dambi lagu helay, kaasoo ah inay doonayaan inay isku qarxiyaan dhismaha wargeys...
View ArticleFarmaajo “Safarka Nairbo Kadib Muqdisho Ayaan Gaarayaa’.
Nairobi9GMN)-Reysal wasaarihii hore soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo hada kusugan Magaalada kampla ee dalka Ugandha ayaa sheegay in uu gaarayo Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya....
View ArticleOdayaasha Dhaqanka Galmudug oo sheegay Deegaanada Galmudug inaysan joogin...
Kulan ay Maanta ku yeesheen Gudaha Magaalada Gaalkacyo Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayey ku beeniyeen warar la isla dhexmarayay Todobaadyadii la soo dhaafay kuwaas oo sheegaya in Deegaanada uu ka...
View ArticleMaxkamadda Ahlu Sunna oo cafis u fidisay rag Al Shabaab ka tirsan “Daawo...
Maxkamadda Ahlu Sunada Gobolada Dhexe ayaa waxay cafis u fidisay shan ka mid ah Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, kuwaa oo maalmo kahor isku soo dhiibay Ahlu Sunada Gobolada Dhexe. Dhalinyaradaan oo ay...
View ArticleWasaarada Gaashaandhiga Ee Dowladda KMG Oo Shaacisay Qorshe Cusub
Wasaarada gaashaandhiga ee Dowladda KMG ee Dalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay damac san yihiin, iyadoona sheegtay in qorshahaasi uu dan u yahay umadda Soomaaliyeed. Wasiirka gaashaan...
View ArticleWaxgaradka iyo Aqoonyahanada Galmudug oo soo dhaweeyay Shirkii Istanbul...
image: 5,June,2012 (Gaalkacyo-hobyonet)Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Galmudug ee dhaqan Magaalada Gaalakcyo ayaa soo dhaweeyay Shirkii Odayaasah Dhaqanka iyo Qaybaha Bulshada loogu soo gabagabeeyay...
View Article