Ramadaan Kariim… Warkii Habenimo Ee (Radio Widhwidh) (Dhageysi Haboon) Radio...
Radio Widhwidh. warkii habeenimo ee .5.8.2012 .. waxaana idiin daadihinaya wariye {Cabdi ciro} waxaana uu idiinkaga imaanayaa istudiya ha dhexe ee Buuhoodle Halkan hoose Ka Dhageyso
View ArticleAshley Cole oo ku goodiyay in uu ka taggi doono kooxda kubada cagta ee...
image: Ninka Beryahaan Mustaqbalkiisa lakala cadeyn waayay ee ah Daafaca bidix ee kooxda Chelsa Ashley Cole ayaa kooxdiisa Chelsea haday doonayaan inuu kooxda sii joogo ku qasbaya in heshiiska...
View ArticleMadaxweynaha oo maanta si heer sare ah loo soo dhaweeyay-SAWIRRO
image: (Mogadishu, Somalia, Aug, 05, 2012) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ayadoo si heer sare ah ay u soo...
View ArticleCiidamadda Amisom ee joogga Magaalada Baydhabo oo tiradoodu la-kordhiyay iyo...
image: Waxaa la-kordhiyay tirada Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ee joogga Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, waxaana ciidamadaan loogu talla-galay inay Ciidamadda Itoobiya kala...
View ArticleDowladda Maraykanka oo duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ka fulisay dalka...
image: Maraykanka ayaa duqeymo xoogan ka fuliyay dalka Soomaaliya, duqeymahaasoo uu ku dilay dagaal-yahano badan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, oo iyagu si weyn uga soo horjeeda Dowladda Somaliya....
View ArticleSanaag:-Shir Xasaasi ah oo Kala Guurka Somaliya iyo Xildhibaanada Cusub looga...
Waxaa la qaban doonaa shirweyne dhanka telfoonka ah (teleconference), kaasoo lagu martigaliyey dhamaan jaaliyada reer Maakhir ee ku nool dunida daafahiisi. Shirkaan ayaa lagu falanqayn doonaa...
View ArticleBosaso:- Dahabshiil oo Deeq Xoola ah Gaadhsiisay Cisbitaalka Guud
Bosaaso:(GalGalanews) Shirkada Xawilada ee Dahabshiil ayaa Deeqo Xoolo ah Gaadhsiisay Bukaan Jiifka ku Jira Cisbitaalka Guud ee Degmada Bosaaso. Maamulaha Shirkada ee Gobolada Puntland Xaaji Cali...
View ArticleThe adoption of the new provisional constitution; from ‖Somali belonging ‖ to...
image: This is a full survey of the field, and it is not an institute guide. It is the work of a single individual independent scholar’s of the economical and political conflict in Somalia, I do not...
View ArticleC/weli Gaas iyo Faroole oo Kulan Xasaasi ah Ku Wada Yeeshay Nairobi (Faahfaahin)
image: Nairobi (RBC) Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa ku soo biiray xulufada Raysul wasaare C/weli Gaas oo ka mid ah musharixiinta tartanka madaxtinimada Soomaaliya kadib...
View ArticleDagaalo lagu hoobtay oo ay Al Shabaab ugu magac-dartay Maalintii Beder oo gil...
image: Xoogaga Shabaab ayaa waxay dagaalo lagu jilbo murxay ay ku soo qaadeen Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool, oo ay ku wada sugan yihiin Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo...
View ArticleDhaliishii Siyaasi Mohamed Cabdi Gaboose oo Dhul-Gariir ku Noqotay Xubnaha...
Waxaan Salaamayaa DHamaan Shaqaalaha iyo Akhristayaasha Shabakan Caalamiga ah, Illaahay Bil Barakaysan baynu ku Jirnaaye Khayrkeeda hayna Siiyo hana Inaga Dhigo kuwii loo Danbi Dhaafo Bishan...
View ArticleXOG: Shaxda Shariif Xasan u Dejiyey Ololihiisa Doorashada 20-ka Agoosto
image: Shariif Xasan (bidix) iyo Sheekh Shariif Nairobi (RBC) Shariif Xasan Sheekh Aadan oo mar ahaan jiray afhayeenka baarlamaanka KMG Soomaaliya oo haatan ka mid ah musharixiinta ugu cad cad...
View ArticleOlympics London 2012: Usan Bolt strikes again
Bronze medalist Justin Gatlin of the United States and gold medalist Usain Bolt of Jamaica celebrate after competing in the Men’s 100m Final on Day 9 of the London 2012 Olympic Games. (Photo by Alex...
View ArticleWareegga Labaad Ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan Oo Bilowday Iyo Tartamayaasha...
Waxaa xalay si rasmi ah u bilowday wareegga Labaad ee tartan Cilmiyeed Ramadaan oo ay Warbaahinta Qaranka u qabaneyso bisha Ramadaan degmooyinka Dalka ayadoo tartankana ay sanadkan taabagelineyso...
View ArticleQodobkaas Sumad Ayaa Iigu Taal
image: QODOBKAAS SUMAD AYAA IIGU TAAL. Wardoon@journalist.com Agoosto 06 2012 Soomaalidu waa raacatee afka miyiga waxaa uu u leeyahay erey-bixin gooniya waana kan aan u door biday ciwaanka qormadan...
View ArticleBaaq kasoo Baxay Beelo kamid Ah Beesha sade oo ku saabsan nidaamka soo...
Baaqa ayaa Ka digey dhinac maridda nidaamka soo xulidda xubnaha baarlamaanka…. SHIR JARAA’ ID. Muqdishu, 06/08/2012 Ku: Hoggaanka dhaqanka ee Sade-Marreexaan Ku: Guddiga farsamada ee soo xulidda...
View ArticleMaanta Oo Kale Sanad Kadib Xornimadii 6-August Ee Muqdisho Maxaa Caasimadda...
Mahad oo dhan waxey u sugnaatay Alle Subxaanu Watacaalaa. Waxey aheyd subaxnimo sabti ah taariikhduna waxey ku beegneyd 06-August-2011 xili dambe ayaan subaxaas habeenkeedii ku gaaray shaqo marki aan...
View ArticleCiyaartoydii Somalia uga qeybgashey Olympic london 2012 oo xaflad balaaran...
Sports-hobyonet) Xaflad aad u balaaran ayaaa waxaa magaalada London loogu sameeyey gudigii iyo ciyaartoydii Somalia uga qeybgashey tartankii olympikada aduunka ee London ka socda, iyadoo xafladaasi...
View ArticleGen. Dhaga-Badan: Al-Shabaab Deegaano Oo ka Tirsan Shabeelaha Hoose Ayay ka...
image: Muqdisho (RBC Radio) Abaan duulaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya Gen. C/kariin Yuusuf Dhaga-badan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu ku eedeeyay kooxda Al-Shabaab in deegaano badan oo ka...
View Article