Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Mareykanka oo wacad ku maray inay dhuun-qabateyn ku sameynayaan ciddii ka soo...

Dowladda Mareykanka ayaa markale ku celisay sida ay uga soo horjeedo shaqsiyaadka laga yaabo inay ka soo horjeestaan geedi-socodka qorshaha ay Soomaalidu uga baxeyso nidaamka mudada soo jiitamayay ee...

View Article


War xaasaasi ah: Shiikh Xasan Daahir oo lagu soo wararmayo in uu si hoose ula...

Warar si hoose looga helay qaar ka tirsan gacan-yarayaasha Shiikh Xasan Daahir ayaa sheegaya in shiikhu uu kulan qarsoodi ah la qaaday madaxweyne Shariif oo ay beri ahaayeen jaal inkastoo markii dambe...

View Article


Muqdisho: Dhac loo Geystay Xawaaladda Jubba

Ilaa iyo sadex dhalinyaro ah oo ay wajiyada u xirnaayeen ayaa shirkada Xawilaada ee Jubba laanteeda suuqa Bakaraha ka dhacay lacag ku dhow 40,000 dollar . Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in ragga...

View Article

Garsoore lagu Toogtay Hargeysa

Magaalada Hargeysa xiligii salaada Subax ee maanta ayaa waxaa lagu dhaawacey Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa ee Somaliland, Cabdirashiid Maxamuud Duraan, waxaana haatan dhaawaca Gudoomiyaha loo...

View Article

Golaha wasiirada oo maanta madaxtooyada shir ku yeeeshay

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin safarkii...

View Article


Sheekh Shariif oo Mar kale Afgooye Tagey

Safarka Madaxweynaha oo dhinaca dhulka ahaa ayaan ilaa iyo hadda la shaacin sababta uu Afgoye u booqday markii 2aad bil gudaheed. Ammaanka waddada isku xirta Afgoye iyo Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada magaalada Ceelbuur kadib markii ciidamadii huwanta ahaa ka tageen

Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ayaa waxay si kedis ah ay kula wareegeen gacan ku heynta Magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, kadib markii Magaalada Ceelbuur ay si filan-waa ah ay uga baxeyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tafsiirka Suuratu Al-Naazicaat (Sh Cukaashe)

Tafsiirka Suuratu Al-Naazicaat (Sh Cukaashe) Maktabada.com Qeybta Tafsiirka Quraanka, Suuratu An-naba' Muxaadaro Tafsiir, Duruus, Diin, Islaam. From: Tay0info Views: 1 0 ratings Time: 01:09:56 More in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro, Axkaamta Khidbada (Shukaansiga)

Muxaadaro, Axkaamta Khidbada (Shukaansiga) From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 09:38 More in Education muxaadaro: 

View Article


UN oo ka wal-walsan dagaalka Syria

Xoghaya guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa ka wal-walsan xaalada Syria kadib markii ay goobjoogayaasha sheegeen in dagaalka uu sii cuslaadey

View Article

Guddi baaraya shilka diyaaradeed ee Kenya

Kenya ayaa magacaawdey guddi baaraya shilkii diyaaradeed ee uu ku dhintey Wasiirkii Amniga Qaranka George Saitoti

View Article

Muqdisho: Maxaa Kala Heysta Odayaasha Dhaqanka Iyo Siyaasiyiinta Xil-Doonka...

 Ololaha siyaasadeed iyo loolanka ay wadaan siyaasiyiinta xil doonka ah ayaa marba marka ka dambeysa sare u sii kacaya gudaha dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho oo xilligan uu ka socdo shirka odayaal...

View Article

Kooxda Ahlu sunnah oo dhacay wixii agab ahaa oo eey ku arkeen degaanada ey ka...

Ciidamadii Ahlu sunnah isku sheegay ee la socday ciidamada Amxaarada ee tegay degmada Ceelbuur iyo degaanka ku xeeran ayaa markii ey ka baxayeen magaalooyinka qaar dhacay wax alleh iyo wixii baabuur ah...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Hiiraan iyo Galgaduud

Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaaray gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaalada Beledweyne lagu dilay Cabdi Goobe oo kamid ahaa nabadoonada gobolkaas iyo weliba ganacsatada. Dilka nabadoonkan oo la...

View Article

Ra'iisal wasaaraha Kenya Raila Odinga: "Kenya waxay qabsaneysaa dekadda...

Ra'iisal wasaaraha Kenya Raila Odinga oo maanta warbaahinta kula hadlay Nayroobi ayaa daboolka ka qaaday in dowaddiisu ay hiigsaneyso hanashada magaalada dekadda ah ee Kismaayo, magaaladaas oo ay...

View Article


UN oo Siri Lanka ka saartey "liiska ceebta"

Qaramada Midoobey aya dalka Sri Llanka ka saartey liiska waddamada ku xad-gudbo xuquuqda carruurta.   Dalka Sri Lanka waxa uu mar caan ku ahaa askareynta carruurta iyo in loo adeegsado dagaalladda....

View Article

Sharif oo ballan qaadey ammaanka Afgooye

Madaxweynaha Somalia Sheikh Sharif Sheikh Axmed ayaa ballan qaadey in la sugi doono ammanka Afgooye.   Dadka degaanka ayaa ka cabanaya in amaan darro baahsan ay ka jirta Afgooye iyo nawaaxigeeda tan...

View Article


Kenya: Kismaayo gacan nagu siiya

Kenya ayaa ka codsatay Midowga Yurub in ciidankiisa baddu uu gacan ka geysto qabashada magaalada Kismaayo ee Soomaaliya.   Kismaayo ayaa ah magaalada ugu wayn ee ay al Shabaab haysato waxayna dekedda...

View Article

Al-shabab Si Weyn ayaa looga Adkaaday

Madaxweynaha Somalia ayaa sheegay in kooxda Al-shabab looga adkaaday dagaalka, dhinaca fikirka iyo Istraatiijiyadda, ilsa markaana ay wiiqmeen awood ahaan. Waxa ugu baaqay kooxda iney ka waantoobaan...

View Article

ODINGA: Kismayo Waan Galeynaa

Ra’isul wasaaraha Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in ciidamada kenya ee ku sugan gudaha Somalia ay ku qaadi doonaan weerar kama dambeysa ah magaalada Kismayo oo ay ku xoogantahay kooxda Al-shabab bisha...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>