Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

saldanada waxaa loo sameyey in ay dhaqaanka ilaaliyayan, By: ibrahim isse omer

image:  khayraaka ku jira dhuulka jsl jire waxaa loo u sameysey sharci lagu hagoo sidii loo isticmaali lahaa,sharcigasi waxaa ummada u hayaa ,golaha wakiilada. golaha fuulinta ee dawlada iyo maxkamada...

View Article


TACSI KU SOCOTA REER MAXAMED IBRAAHIM DHAADHEERE IYO XAASKIISA SULEEKHA...

image:  INAALILAAHI WAINAAILAHI RAJICUUN Fadumo Mahamed Cawil  iyo  dhaaman reer Maxamed Cawiil iyo xaajigayga Mahed Cali Jakuli iyo dhaman reer Cali Jakuli  oo aduunka dacaladeeda kala jooga  waxay...

View Article


An Open Letter to the Minister of Finance of Somaliland, By: Abdisamad Hassan...

image:  It is really amazing and interesting issue last night’s message from the ministry of finance when the team of ministry of finance led by the minister of finance was appeared an opening...

View Article

Reer Maakhir Nasiib Daranaa Baarlamaanka Cusub 5-Xubnood oo Siyaasada ku Cusub

Muqdisho:(GalGalanews) Isimo Dhorw ah oo  ay ka mid yihiin Garaad C/laahi Cali Ciid, Suldaan Siciid C/salaam iyo Ugaas Maakhari, Suldaan Maxamed C/laahi Cartan ayaa ka mid ah Kuwa kuwa ku Sugan...

View Article

Gabay: ANIGU UDUB BAAN AHAA. By: Ismael Handule

image:  Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim. S.C.W.R.W/B. 1-Waxaan tixdan ugu soo talagalay saaxiibada weli ku hadhay UDUB, 2-Dhamaanba dadku inay ka fiirsadaan cida ay codaynayaa. 3-Codka qofku waa...

View Article


Ansixita Dastuurka Cusub-Cusub Ee Somalia Iyo Mowqifka JSL.

Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa ka digay cawaaqib xumadda ka dhalan karta sheegashada dastuurka Somaliya ee gobolo ka mid ah JSL. Waxaanu tilmaamay in ay taasi horseedi doonto nabad-gelyo xumo hor...

View Article

Al Shabaab oo isku dayday inay disho Wariye-yaasha kala ah C/Fataax Cumar...

image:  Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ku fashilmatay inay disho Wariye-yaasha kala ah C/Fataax Cumar Geedi iyo Cabdi Xasan Rooble, kuwaa oo la-sheegay inay si nasiib leh uga badbaadeen isku day dil...

View Article

Ciyaartoyda Soomaaliya u mataleysa Tartamada Olympicada Adduunka oo maanta...

image:  Ciyaartoyda Soomaaliya u mataleysa Tartamada Olympicada Adduunka ayaa Jimcaha maanta ah la-tartami doona 14 dal oo iyagu si gaar ah ugu tartami doona tartanka ciyaaraha orodada ee Olympicada....

View Article


Dalmareen Socdaal Kusoo Maray 226 Dal Oo Socdaal Usoo Bilowday 1964kii...

Socdaal biloowday 1964 oo maanta lagu soo gebo-gabaayay Muqdisho, Dalmareen Turki ah kuna soo wareegay caalamka oo dhan oo Muqdisho yimid. Professor Orhan Kural oo u dhashay wadanka Turkiga kuna soo...

View Article


Degmooyinka Deriska Ah Ee Kaaraan VS C/casiis Oo Caawa Tartan Xiisa Leh Uu...

Degmooyinka deriska ah Kaaraan VS C/casiis ayaa caawa ku tartamay barnaamijka Tartan Cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan oo warbaahinta Qaranka ay u qabaneyso degmooyinka Dalka ayadoo...

View Article

US Muslims Urge Rohingya Protection

A leading American Muslim civil rights group has sent letters to the governments of Myanmar and Bangladesh urging Burma to stop Rohingya Muslims’ prosecution and Bangladesh to protect the minority...

View Article

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo rasaas qasaaro geystay ku furay dad rayid...

Afgooye (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya oo ku sugan degmada Afgooye ayaa galabta rasaas qasaaro geystay ku furay xubno ka tirsan guddiga gaadiidleyda degmadaasi.  Inta...

View Article

Mahiga oo u digay madaxda Soomaaliya

Warkan ka soo baxay xafiiska ergayga qaramada Midoobay u qaabilsan somaliya danjire Augastin Mahiga waxuu kaga hadlay. Geedi socodka socda ee ansaxintan dastuurka, isagoo sidoo kalena xusay...

View Article


DEG DEG : Weerar Caawa lagu qaaday Ciidanka PISta Puntland ee Galkacyo

image:  Galkacyo/Hobyonet)Fariisin Cusub oo  ay Ciidanka Pista puntland ka Samaysteen galbeedka  Xaafada garsoor  ee qaybta Maamulka Puntland ayaa Goor dhow lagu qaaday weerar waxaana la maqalayaa...

View Article

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

WARKA HABEEN 03.08.2012

View Article


M.Faroole oo Nairobi u Dhoofay +Sawiro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 03 August,2012 ka duuley magaalada Garowe isagoona ku sii jeeda dhinaca xarunta Kenya ee Nairobi. Shir hal maalin ah...

View Article

Kenyan forces battle Al shabab in Southern Somalia

NAIROBI(Sh. M. Network) —Kenyan troops, serving under the African Union (AU) Mission in Somalia (AMISOM) clashed on Friday with Al Qaeda affiliated Al shabab militants in Southern Somalia, reports...

View Article


Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Xaafadda Islii Ee Magaalada...

image:  Nairobi (OWN)- Qarax Keenay dhimashada  hal qof ayaa  ku dhintay  tiro kalena wy ku dhaawacantay qorax caawa ka dhacay xaafadda  Somalidu dagto ee Islii ee magaalada Nairobi. Qaraxa ayaa ka...

View Article

Ramadaan Kariim… Warkii Habenimo Ee (Radio Widhwidh) (dhageysi haboon) Radio...

Radio Widhwidh. warkii habeenimo  ee .3.8.2012  .. waxaana   idiinsojedinaya  wariye  {Cabdi ciro}  waxaana  uu idikaga  imaanayaa istudiya ha dhexe  ee buuhoodle Halkan hoose Ka Dhageyso

View Article

Somalia: Mogadishu comic is latest Somali media death

All the radio stations wanted him, and for good reason–Abdi Jeylani Malaq was one of the most famous comedians in Mogadishu, and it was the holy month of Ramadan when the radio broadcasters hold quiz...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>