Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Andy Carroll Oo Dhaawac Dartiis Kaga Haray Kooxda Liverpool Ee U Safartay...

Andy Carroll  ayaa la safri waayay kooxda Liverpool, inkastoo uu ku jiray kooxdii la magacaabay ee ka qeybgali laheyd kulanka isreebreebka Europa League ee ay khamiista la ciyaarayaan kooxda Fc Gomel....

View Article


Manchester City Oo Dooneysa Weeraryahanka Real Madrid Gonzalo Higuain.

Roberto Mancini ayaa doonaya in uu sii kordhiyo weeraryahanada kooxda uu tababaro isagoo £35million ku doonayo weeraryahanka Real Madrid Gonzalo Higuain. City ayaa waxa ay ka mid tahay kooxaha...

View Article


Qaar ka mid ah Ciyaartooyda dalka Suudan kana qaybgalaysay Olympic-ga aya...

Wararka ka imanaya ciyaaraha Olompic-ga ee London ka socda ayaa sheegaya in  in saddex ciyaartoy oo  ka tirsana ciyaartoygii ka socday dalka Suudan ugana  qaybgeli lahayd Tartan Olympic ee lagu...

View Article

Faah Faahin: Madaxweynaha Dowladda KMG oo Booqday Balcad, kana hadlay...

Wafdi uu hogaaminayyo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa ay gaareen maanta degmada Balcad oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhex dhowaanna u gacan gashay...

View Article

Laba Wiil oo Soomaali ah oo Qirtay in shabab ay ka tirsan yihiin.

Labo wiil oo Somalia ah oo isla dhalatay oo waaxada sirdoonka dalka Ingiriiska ay ku xireen magaalada London bishii April ee sanadkan ayaa waxa ay qirteen inay ka tirsan yihiin xarakada al shabab...

View Article


Dowladda Shiinaha iyo howlgalkeeda ka dhan ah burcad badeeddan Soomaaliya.

Afayeenka wasaaradda difaaca dalka shiinaha Geng Yansheng oo shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay magaalada Beijing ee caasimadda dalka shiinaha ayaa waxa uu shaaca ka qaaday waxqabadka dowladda...

View Article

Muqdisho: Kadib Ansixinta Dastuurka, Dawlad Cusub oo Ku-Meel Gaar ah oo Loo...

Muqdisho (RBC) Sida looga dhawaaqay kulan galabta ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah u bilaabanaya dawlad cusub oo KU MEELGAAR ah oo Soomaaliya loo dhisay bishan...

View Article

aises troops as planes pound Aleppo

Syrian President Bashar al-Assad has said that the army’s battle with rebel forces would determine the fate of his country, and praised soldiers for confronting what he said were “criminal terrorist...

View Article


Nin la sheegay in uu dukaan u shaqaynayan oo ka khiyaamey haweenay heshay...

Dhacdo la yaab leh oo ka dhacday dalkan Uk, Nin dukaan ka shaqeenaayay ku yaala magaalada Oldham oo la yidha Mr. Farak Nasser ayaa waxay haweenay lagu magacaabo Maureen Holt, 77  macmiil u ahayd...

View Article


DAAWO SAWIRRADA: Gabagabadii Shirkii Maanta Lagu Ansaxiyay Dastuurka Dalka

akhristeyaasheena sharafta Leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada gabgabadii shirkii maanta lagu ansaxiyay dastuurka dalka iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda dowladda.

View Article

Faah-Faahin Injineer Lagu Dilay Beledweyne

image:  Beledweyne (RBC  Radio)  Maamulka Gobalka Hiiran ayaa ka warbixiyay, dil maanta barqadii ka dhacay magaalada Beladweyne ee gobalka Hiiran, oo loo geestay injineerkii horey u dhisay garoonka...

View Article

Al-Islaax: Miyaad Is-lahayd Hargaysa Gudaheeda Ayaa Nin Mareexaan ah Oo...

Nin baa laga sheegayay; ”laba walba isa saarayoo wali laba tagoogood isma saarin”! mid kalena waa kii lahaa; ”aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laaban”! mid kalaa isna yidhi; ”ma anigaa waalan...

View Article

SALADIINTA SUBEER AWAL dab ayay ku sii qabteen Wershada Sibidhka Berbera?,...

Aad ayaan u salamaya dhamaan warbaahinta madaxa banaan. Waxaan aad u layabay Ninmanka Saladiinta Subeer Awal, go aanka ay ka soo sareen murankii warshada Sibidhka Berbera, horta waa mide go,aanka...

View Article


Sheeko Kale Keen: Xukun Qarqoosh – Waa Mayde Aasa!, By: Prof. Cabdisalaam...

Waxa sheekooyinka Amiir Qarqoosh ka mid ah in meel uu joogay buuq ka dhacay. Buuqii ayuu u kuur galay inuu hubsado. Wuxu arkay mayd la sido oo qaylinaya. Maydku wuxu leeyahay, “Waar waan nool ahay!...

View Article

Interior minister:Mogadishu security is under government control

MOGADISHU(Sh. M. Network)-The minister of interior and national security for Somalia government Abdi-samad Mo’allin, made Thursday comments to announce that Mogadishu is under their full control, a...

View Article


Koox ku hubaysan Bastoolado Goor dhawayd B/weyne ku dishay Eng Cali Xaaji

Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in goordhawayd halkaas lagu dilay Eng Cali Xaaji Shirwac oo ahaa Ganacsade iyo Nabadoon caan ka ahaa halkaas. Wararka ayaa sheegaya in Kooxo...

View Article

SWISS.BAAQ CAMBAARAYNAYA KOOXDA CAADEYSATAY INAYKADABA HADLAAN SALAADIINTA...

waxaa yaab iyo amakaag nagu noqotay kadaba hadalka salaadiinta iyo sida mutaxan ee ay uga horyimaadeen salaan diinta , garabkii Dan iyo Duco iyo kuwa xildhinaanada ku jira ee iyaga laftoodu iyo...

View Article


Ciidamada DKMG oo lagu eedeeyay dhibaatooyinka degmada Huriwaa

Muqdisho: (Sh. M. Network)  Maamulka degmada Huriwaa ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ay dhibaato ku hayaan shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha...

View Article

Xukuumadda oo sheegtay in la xaqiijiyay ammaanka Muqdisho

Muqdisho: (Sh. M. Network) Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigtay ammaanka Magaalada Muqdisho.  Wasiirka arrimaha...

View Article

Madaxweyne Maxamed Axmed Caalin si ba’an u weeraray Xawaalada Dhahabshiil Iyo...

Kadib Doorashadii Madaxtimada Shalay ka dhacday Maamulka Galmudug oo uu ku guleystay Cabdi Xasan Cawaale (Cabdi Qeybdiid) ayaa waxaa arrintaa markii u horeeyay ka hadlay Madaxweyne Maxamed Axmed...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>